معصوب ملكي. Masoub (Feetamuus) معصوب

This dish is popular in the Arabian Peninsula as well as Somalia Marka aan diyaarinay feetamuus heersare ah, waxaan ku darnay timir
In the Somali version, the ingredients are: bananas muus , muufo Soomaali or garmash , broth maraq , untoasted sesame oil saliid macsaro When preparing the royal masoub, we added fresh dates to the mix

Siyaabo kala duwan ayaa loo sameeyaa feetamuuska, waddan walibana si gaar ah ayaa looga sameeyaa.

13
فول خلوفه (أقدم فوال بلجرشي)
Carabta waxay feetamuuska ugu yeeraan macsuub, kaasoo u fasirma wax la shiiday
سلسلة مطاعم القرموشي
Blend the bananas and fresh dates to a smooth mixture
معصوب
Stir and cook for 5 minutes• Ku dar qishtada iyo sabiibka, kaddibna walaaq
Shayga keliya ay wadaagaan waa muuska, hadii uusan ku jirinna saxankaasi looma aqoonsana feetamuus Ku dar caanaha la gursiiyey
In Somalia, restaurants also serve this dish for lunch and dinner Haylka ku dar, kaddibna walaaq

Ku dar muufada la burburiyay.

فول خلوفه (أقدم فوال بلجرشي)
معصوب
Waxaa af-Somaali u tarjumay: Abdifataah Faynuus Diyaarinta:• Waxaan jeclaysannay inaan isku darno laba saxan: feetatimir iyo feetamuus
طريقة عمل معصوب ملكي بالعسل والقشطة
There are different ways of preparing this dish, each region having its unique way
It is considered a high energy dish that is served for breakfast or during colder days Somalis call it feetamuus, which roughly translates as a mash with bananas
Feetamuuska qaddin isaga oo kulul Soomaaliya gudaheeda, maqaayadaha way gadaan feetamuuska xilliyada qadada iyo cashada

Serve with thick cream, caramelized bananas, nuts, fresh dates, and honey.

10
سلسلة مطاعم القرموشي
Muuska iyo timirta isku shiid
طريقة المعصوب
Feetamuus waxaa aad looga yaqaan Gacanka Carbeed iyo Soomaaliya
سلسلة مطاعم القرموشي
Nooca ay Soomaalida cunaan, waxaa laga sameeyaa: muus, , maraq, saliid macsaro